Qeexid

"Arah aadid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga arho oo kali ah:
  • Waxay xustay Caasho Geelle inay meel fiican ay ka gaareen wacyigelinta barnaamijkaan oo ay marhore ay bilaabeen, iyadoo sheegtay in hooyooyinka soomaaliyeed ay ugu baaqeen inay gudniinka fircooniga ah ka joojiyaan gabdhahooda.
  • Bashiir ayaa saaxiibkii Najiib oo qaad afka ku hayay xiligaa u sheegay oo yidhi kaalay ila qadee, laakiin Najiib wuxuu ugu jawaabay; “Haddii aanan soo qadayn saaxiib marhore ayaan intayda sii qaddiman lahaa ee waan soo qadeeyay.”