Qeexid

(xis.) Barashada xirfadaha laxiriira xisaabinta, iyadaoo la adeegsanayotirooyin iyo xisaabfallo, sida; isugeyn, kala goyn, iskudhufasho iyo isuqaybin. Waxa kaleoo ay la xiriirtaa barashada dhismahahabdhiska tirooyinka, iyo sida tirosansaankeedu loogu beddelo sansaan kale,sida; jajabyada oo loo beddelo jajab tobanle,boqolley oo loo beddelo jajab.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine