Qeexid

"(-mmo, m.dh) (kiim.) Bir katirsan curiyeyaasha kalaguurka ah oo u jirikartaa asal ahaan iyo weliba salfaydh (AgS)iyo kolorayd (AgCl) ahaanba.Summaddeedu waa: Ag. Bar dhalaalkeeduna(b.dh.) 960 C. Bar karkeeduna (b.k.) 2180C. Cufnaan beeggeeduna waa 10.5,tiroborotoon 47, cuf atammeed 107.87."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine