"(-umay, -untay; -umi) Qof dhagaxku dilid."
Wadaag:
Qoraal af kale ku beddelid.
Ka t.: cid wax ay sheegto cid kale u fasirid. ld tarjin, turjun.
f.g1
eeg arjun.
m.f.dh
(araaji /-iyo, m.dh) Qoraal loo dirodawlad, shirkad, hay'ad iwm oo wax laguweyddiisanayo ama lagaga cabanayo.
m.l
(-umay, -untay; -umi) ld tarjun.