Qeexid

"(-rayaal, m.l/dh) (baay.) Dhuundhiig oo dhiigga ku shubta wadnaha."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aroore oo kali ah:
  • Jihaadka qur'aanka iyo sunnaduba aad ayey uga hadleen uguna boorriyeen muslimiinta, aayadaha iyo axaadiista ku soo arooreyna aad ayey u badan yihiin.
  • Sidaa soo kale wuxuu Allaah sheegay in dadka ku dhinta jihaadka ayna dhiman balse ay Ilaahay agtiisa ku nool iyo sunnaduba aad ayey uga hadleen uguna boorriyeen muslimiinta, aayadaha iyo axaadiista ku soo arooreyna aad ayey u badan yihiin.