Qeexid
"Helidda dhar arrad loogabaxo."
Qeexid Xigta
ld arradbixid. Dhar arradka loogabaxo.
"Helidda dhar arrad loogabaxo."
ld arradbixid. Dhar arradka loogabaxo.
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Dhararradka looga baxo helid.
f.mg1
Wadaag:
Waxarradbaxay ahaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Xaaladda uu ku suganyahay qofdharkiisu duugoobay ama jeexjeexmay.
ldarradid.
m.l
Wadaag:
Qof, xaalad dharkiuu xirnaa duugoobay ama jeexjeexmay kusugnaan.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Guuridda reero xagga badda u guuraan si ay uga samatabbaxaan dhibaatada dhuugga, baalka iwm.
m.l
Wadaag: