Qeexid
"(-xay, -xday; -bixi) Dhararradka looga baxo helid."
"(-xay, -xday; -bixi) Dhararradka looga baxo helid."
Wadaag:
Helidda dhar arrad loogabaxo.
ld arradbixid. Dhar arradka loogabaxo.
m.l
Wadaag:
Waxarradbaxay ahaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Xaaladda uu ku suganyahay qofdharkiisu duugoobay ama jeexjeexmay.
ldarradid.
m.l
Wadaag:
Qof, xaalad dharkiuu xirnaa duugoobay ama jeexjeexmay kusugnaan.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Ka b.: halis ka samatabbixid.
Ka b.: si looga samatabbaxo dhibaatada dhuugga, baalka iwm xagga badda u guurid (reero).
f.mg1
Wadaag:
Soo c.: bannaan u soo bixid; muuqasho.
Soo c.: qof daacad ah ahaansho.
f.mg1
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Ka n.: Dhibaato ka samatabixid.
f.mg1
Wadaag: