Qeexid
"Waxarradbaxay ahaansho (qof)."
[-naa, -nayd]
arradbaxsan aa
arradbaxsan ayd
f.mg4"Waxarradbaxay ahaansho (qof)."
Wadaag:
Helidda dhar arrad loogabaxo.
ld arradbixid. Dhar arradka loogabaxo.
m.l
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Dhararradka looga baxo helid.
f.mg1
Wadaag:
Ka m.: wax, wax la socday ama la sinnaa wax ka soo hor muuqda ahaansho. ld murbaxsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax arwaaxayahaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax kulansaday qurux, wanaag caqli dheeraad ah ahaansho (qof).
Wax is hanashadii ay khamro, caro, fikir dheer iwm ay ka lumisay ahaansho (qof).
Kala b.: derin iwm wax fidsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Qof, xaalad dharkiuu xirnaa duugoobay ama jeexjeexmay kusugnaan.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Xaaladda uu ku suganyahay qofdharkiisu duugoobay ama jeexjeexmay.
ldarradid.
m.l
Wadaag:
Waxargaggaxay ahaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: