Qeexid

"Qof arrad badid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga arradi oo kali ah:
  • Isla markaana wuxuu intaa ku daray in xisbiga KULMIYE uu markasta ka shaqaynayay maslaxadda dalka iyo dadka, laakiin ay muujiyeen cabashada ay ka qabeen cadaalad-darradii ay tirsanayeen, balse taasi ay dadka qaarkood si khaldan u turjunteen.
  • Arrimaha muujinayaa in horarradii shalay ay hagardaameynta halkoodii ka wadaan wey badanyihiin, aanse ka soo qaadanno qoraal hordhac ah oo laga soo saaray qodobbada looga hadli doono shirka Istanbul.