Qeexid

"Ka a.: arrin, taloka dhiibid."

Qeexid Xigta

U. a.: cid u talin.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga arrimi oo kali ah:
  • DFKMG ah ayaa horey u sheegtey in magaalada Kismayo gacanta ugu jirto beel oo aysan ka arrimin.
  • J: Waxaan u rajaynaynaa shirkaasi inuu guul ku dhamaado, isagoo ah rajada shacabka soomaaliyeed oo dhan kuwaasoo la daba gadiyay arrimihiisa oo dhan.