Qeexid
ld irsaaq1.
ld irsaaq1.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: ld irsaaq2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld irsaaqad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Wax la cuno oo lagu noolaado. ld arsaaq, arsaaqad, irsaaqad, irsiq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Wax la cuno oo lagu noolaado cid siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhir geedaha kale ku faalasha.
Qeexid Xigta: Lacag ka mid ah sarrifka rubbiyadaha oo u dhiganta laba caanadood oo waayadii hore la isticmaali jirey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Dhir geedo kale ku faalalid.
Qeexid Xigta: Xanuun, sun iwm jirka ku fidid.
Qeexid Kale: Ur dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]