Qeexid
"(-ooyin, m.l) (baay.) Faylamka tirsan xayawaanka laf dhabarla'da oo kakooban in ka badan hal milyan oo sinji. Waafaylamka ugu ballaadhan ee boqortooyadaxayawaanka. Artaraboodhuhu waxay kunoolyihiin biyaha macaan, badaha iyodhulalka kala duwan. Astaan ahaanartaraboodhuhu waxay leeyihiin dub sare ooloo yaqaanno toxob, kaas oo dabool adag uah qalfoof duleedka. Koritaankooduna waxauu suurtaggal yahay oo keliya xilliga xuubsiibashada."