Qeexid
"Caano a. ah: caano yar oo dhigaalah oo hadba in lagu daro si ay u bataan."
"Caano a. ah: caano yar oo dhigaalah oo hadba in lagu daro si ay u bataan."
Wadaag:
Wax kala firirsanmeel isugu tegid. ld urur3, uruur.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax kala firirsanmeel isugu geyn.
Ku a.: wax, wax kale eeugu geli karo ku libdhin. ld ururi, uruuri.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax kalafirisan meel isugu geysasho.
Wax meel yaalwada qaadasho. ld ururso, uruurso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Tolmo kabaha, lammooyinka iwm sarjiyada looga tolo si loo qurxiyo.
Midab barobaro cadcad ah oo xoolaha qaarkood yeeshaan.
m.l
Wadaag:
Nooc dalagga la beerto ka mid ah, la cuno, oo leh bal, sabuul, iyo miro yar-yar.
m.l
Wadaag:
Maanso, shekooyin dhaqan,taariikh nololeed iwm oo dad kala duwanlaga soo xigtay oo meel ku wada qoran.
m.dh
Wadaag:
Wax kalafirirsanaa oo meel isugu yimid ahaansho.
Ku a.: wax, wax kale ee uu geli karo kulibirsan ahaansho. ld urursan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(m.l.u) Miro loogu tala galay inwax lagu beero.
ld abuurid.
m.l
Wadaag:
Geed nagaar leh qodax, caleenyaryar iyo miro casuura ah oo anqaasta lagasamaysto.
m.l
Wadaag:
Nooc xamaaratada ka mid ah oomuluca u eg kase weyn oo leh midab bunniah. ld amuur.
m.l
Wadaag:
eeg aruursan. ldaruursanaansho, urursanaan,urursanaansho, uruursa
m.f.dh
Wadaag: