Qeexid

"eeg aruuri. ld aruuris, ururi,uruuri."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aruurin oo kali ah:
  • Afhayeenka dowladda Federaalka C/raxmaan Maxamed Nuur Diinaari ayaa saxaafadda u sheegay in dib loo dhigay howlgalkii hub aruurinta mudo aan la cayimin.
  • Guud ahaan rayi aruurinta ku aadan codbixinta mareykanka ee ay sameeyeen ABC News, Washington Post iyo xarunta cilmi Baarista ee Pew waxaa muuqata in madaxweyne Obama uu waxoogaa ka horeeyo Mitt Romney.