Qeexid
Wax kalafirisan meel isugu geysasho.
Qeexid Xigta
Wax meel yaalwada qaadasho. ld ururso, uruurso.
[-saday, -satay]
f.g3Wax kalafirisan meel isugu geysasho.
Wax meel yaalwada qaadasho. ld ururso, uruurso.
Fal / verb
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax kala firirsanmeel isugu tegid. ld urur3, uruur.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Caano a. ah: caano yar oo dhigaalah oo hadba in lagu daro si ay u bataan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax kalafirirsanaa oo meel isugu yimid ahaansho.
Qeexid Xigta: Ku a.: wax, wax kale ee uu geli karo kulibirsan ahaansho. ld urursan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax kala firirsanmeel isugu geyn.
Qeexid Xigta: Ku a.: wax, wax kale eeugu geli karo ku libdhin. ld ururi, uruuri.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg aruurso. ld urursasho,uruursasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Maanso, shekooyin dhaqan,taariikh nololeed iwm oo dad kala duwanlaga soo xigtay oo meel ku wada qoran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: ld aruurso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg aruuri. ld aruuris, ururi,uruuri.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld aruurin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg aruur. ld ururid, uruurid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg aruursan. ldaruursanaansho, urursanaan,urursanaansho, uruursa
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Qof tiiraanyeysan hoos u ooyid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Naag ama nin xiriir guur cid la samaysasho.
Qeexid Xigta: Qoraal meel ku qoran meel kale ku naqilasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Adke dhadhan leh oo afka ku dhex jira candhuuf iyo dhaqdhaqaaqa daamanka hoore la liqi karo ka dhigid. ld muudso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Qof xaqirid; yasid.
Qeexid Xigta: Wax saluugid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax meel huur ah gashasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld aruursanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld asaruurid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Ceel, god iwm ciidku xabaalid; aasid; duugid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Geed nagaar leh qodax, caleenyaryar iyo miro casuura ah oo anqaasta lagasamaysto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]