[-iyay, -isay]
arwaax yay
arwaax say
"Cid ka farxin."
Wadaag:
eeg arwaaxi.
m.f.dh
eeg arwaax3.
Ruux.
m.dh.w
Farax dareemid.
f.mg1
-xay, -xday
Farax.
m.l
Wax arwaaxayahaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
eeg arwaaxsan. ldarwaaxsanaansho.
Jeex harag ah, megdeysan, dacallada farqo ku leh la garwaaxeedsado oo dhallinyaradu ku shirtagaan.
/dh ld arwaxsanaan.
Nabad ka a.:heshiisiin.
f.g2
-iyay, -isay
Dhulka ku xeeran hadba meesha laga hadlayo.
m.l.u