Qeexid

"/dh ld arax (1)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga arxan oo kali ah:
  • Dadka caawimaadaa loo qaybiyey oo ah dadka soomaaliyeed ee barakacayaasha ah ayaa saxaafada ka sheegay sidan ay ugu faraxsan yihiin Caawimaada loo fidiyey ayna ku farxan san yihiin waxweyna ay ka tarayso kana bedelayso noloshooda.
  • Waxaa maanta cadaatay in Gaashaanbuur aan arxan laheyni ay ku soo duushay shacabkii Soomaaliyeed, lagana soo weeraray cirka, dhulka iyo baddaba.