Qeexid
"Wax aandembi ama xumaan samayn ahaansho (qof)."
[-naa, -nayd]
asaabboon aa
asaabboon ayd
f.mg4"Wax aandembi ama xumaan samayn ahaansho (qof)."
Wadaag:
Wax hagaagsan ahaansho.
Ku h.: Wax, wax ku fiican ahaansho. ld habban.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dhar midab cad ama madow lehoo afadu qaadato marka ninkeedu dhinto;weer. ld asay.
m.dh
Wadaag:
Wax cusub oo lasameynayo bilaabid. ld aasaas2.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Bilowga wax lasamaynayo ama la dhisayo; sal.
Markadhagaxa, ama bulkeetiga, iyo wixi la mid ahdhulka lagu aaso si ay u xajiyaan ama utaageeraan dhismaha derbiga.
Waxwalxaha taageera ama xejiya ama mid ay kuaasaasmeen.
m.l
Wadaag:
A. ah: wax cusub oo bilow ah;wax saldhig ah. ld aasaasi.
m.l.kh
Wadaag:
Ciqaab ka dhasha waxyeello horey laisu gaarsiiyey; godob. ld asaayo.
m.l
Wadaag:
(-smay, -santay; -smi) Waxasaasan noqosho. Tus. “Dhismihii dugsigacusub weli ma asaasmin”. ld aasaasan1.
f.mg1
Wadaag:
Qof, qof kale ooka heer sarreeya wax la darajo ah iska dhigid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax la asaasayahaansho. ld aasaasan2.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: