Qeexid

"Dadka inta isku da'da ah ama iskudarajada ah; fac."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga asaag oo kali ah:
  • Soomaaliya waa ay burburtay marka dhan kastaa la eego, waa kala daadatay oo ka hartay asaaggeed.
  • Jawaabtu wey caddahay oo waa waxaa noo haboon waqtigaba ha dheeraadee in mar uun laga gudbo nidaamkaas taqliidiga ah ee asaageen naga reebay.