Qeexid
"Afo ninkeedii dhintay oo asaayloo saaro."
"Afo ninkeedii dhintay oo asaayloo saaro."
Wadaag:
Afo ninkeedudhintay asaay u saarid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dhar midab cad ama madow lehoo afadu qaadato marka ninkeedu dhinto;weer. ld asay.
m.dh
Wadaag:
Ciqaab ka dhasha waxyeello horey laisu gaarsiiyey; godob. ld asaayo.
m.l
Wadaag:
(bot.) Dhirta faalasha nooc ka mid ah oo caleemo yaryar iyo laamo jilicsan leh oo geedaha ku dul faafa geeluna aad u jecelyahay.
Cayaar jaadad badan u kala baxda oo siyaalo kala duwan loo tumo; saar-lugeed, saar-mooye.
m.l
Wadaag:
Dagaal laba qof ka dhex dhaca oo aan wax weyn lays gaarsiin.
Lacag yar oo horumarin ahaan la isu siiyo.
ld farasaarid.
m.l
Wadaag:
Xiridda lo'da marka la maalayo geesaha laga xiro.
Xarig yar oo marka lo'da la lisaayo geesaha looga xiro.
m.l
Wadaag:
Qaabka loogu fariisiyo ilmo saxaroonayo ama kaadshaya iyaga oo labada lugood la dul saarayo. ld majasaar1, mijasaar1, minjasaar1.
m.l
Wadaag:
A. ah: wax cusub oo bilow ah;wax saldhig ah. ld aasaasi.
m.l.kh
Wadaag:
Wax cusub oo lasameynayo bilaabid. ld aasaas2.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Bilowga wax lasamaynayo ama la dhisayo; sal.
Markadhagaxa, ama bulkeetiga, iyo wixi la mid ahdhulka lagu aaso si ay u xajiyaan ama utaageeraan dhismaha derbiga.
Waxwalxaha taageera ama xejiya ama mid ay kuaasaasmeen.
m.l
Wadaag: