"Wax kala-garanwaa uu kibirkeeno."
ld asaddihid.
Wadaag:
(-dahay, -dahday; -dihi) Kibir awgii wax la kala-garanwaayid.
f.mg1
Cid asaddah kuridid.
f.mg2
-iyay, -isay
ld adaddaahid.
m.l
ld asaddah1(2).
m.f.dh
eeg asaddihi.
(yahay, tahay; ahaa, ahayd) Waxxalaad ku sugnaansho.
f.g4