Qeexid

"(-iyo, m.dh) Wax, wixii hore ka joogaoo aan la dhalan rogin. ld asiili (1), asli (1)."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga asali oo kali ah:
  • Abwaan Axmed Saleebaan Bide oo ka hadlayay sida uu uu abwaanimada iyo hal-abuurka Suugaanta uu ku bilaabay waxa uu yidhi “Aniga horta asaliyan qoyskayaga ayaa la yidhaahdaa reer Xirsi gabay.
  • Dhibtas iyada ah waxaa aad loola beegsaday dadka degaanka asaliga u ahaa, dhibtaas waxaa geysatay dad dhulbalaarsi ku yimid.