Qeexid
"(-rmay, -rantay; -rmi) Ceel,god iwm wax la xabaalmid."
"(-rmay, -rantay; -rmi) Ceel,god iwm wax la xabaalmid."
Wadaag:
(-rnaa, rnayd) Ceel, godiwm wax la xabaalay ahaansho.
f.mg4
Wadaag:
Ceel, god iwm ciidku xabaalid; aasid; duugid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax meel weyn dillaacsaday noqosho (hoore).
f.mg1
Wadaag:
(-smay, -santay; -smi) Waxasaasan noqosho. Tus. “Dhismihii dugsigacusub weli ma asaasmin”. ld aasaasan1.
f.mg1
Wadaag:
Wax aad u buuxa noqosho (weel).
f.mg1
-rmay, -rantay
Wadaag:
Asaraar dhexmara laba qofama ka badan.
ld asaartamid.
m.l
Wadaag:
Waxaf beelay noqosho (qalab af fiiqan). ldafgammuuxan1, afgamuuran1,afgamuuxan1.
f.mg1
-rmay, -rantay
Wadaag:
(-rmay., -rantay, -rmi) Dhiil, haan iwm wax la aabburay noqosho.Tus. “Weelku waa aabburmay”.
f.mg1
Wadaag: