Qeexid Xigta
ld asaruur1.
ld asaruur1.
Wadaag:
Ceel, god iwm ciidku xabaalid; aasid; duugid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-rnaa, rnayd) Ceel, godiwm wax la xabaalay ahaansho.
f.mg4
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Ceel,god iwm wax la xabaalmid.
f.mg1
Wadaag:
Wax kala firirsanmeel isugu geyn.
Ku a.: wax, wax kale eeugu geli karo ku libdhin. ld ururi, uruuri.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Maanso, shekooyin dhaqan,taariikh nololeed iwm oo dad kala duwanlaga soo xigtay oo meel ku wada qoran.
m.dh
Wadaag: