Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
asay
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
magac / noun
Dheddig / feminine
Wadaag:
Tusaale
Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga asay oo kali ah:
Erayada u qoraal eg: `asay`
asaay
Qeexid
Dhar midab cad ama madow lehoo afadu qaadato marka ninkeedu dhinto;weer. ld asay.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
asal
Qeexid
Halka ay wax ka soo unkamaan;isir.
ld asali.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
asaw
Qeexid
(-ooyin, m.l) (baay.) Dhammaandhaqdhaqaaqyada muuqan kara ee aysameeyaan xayawaanku iyaga oo u jawaabayodegaankooda gudaha iyo dibadda.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
asal
Qeexid
(-slay, -sashay; -sli) Wax midab uyeelid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Labdhedig
(-sashay)
Wadaag:
asal
Qeexid
/dh Qolofta ama xididdada dhirtaqaarkood oo dhacaankeeda wax lagumagdeeyo ama lagu xooleeyo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
masay
Qeexid
Cutub caws ah oo dusha looga maro geeddi (xarig yar), marka la samaynayo raar, raarkuna kuwaas oo badan uu ka koobmo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
asaas
Qeexid
Bilowga wax lasamaynayo ama la dhisayo; sal.
Markadhagaxa, ama bulkeetiga, iyo wixi la mid ahdhulka lagu aaso si ay u xajiyaan ama utaageeraan dhismaha derbiga.
Waxwalxaha taageera ama xejiya ama mid ay kuaasaasmeen.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
asaag
Qeexid
Dadka inta isku da'da ah ama iskudarajada ah; fac.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l.u
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
u (urur) — urur (collective)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
asaas
Qeexid
Wax cusub oo lasameynayo bilaabid. ld aasaas2.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
asali
Qeexid
(-iyo, m.dh) Wax, wixii hore ka joogaoo aan la dhalan rogin. ld asiili (1), asli (1).
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
ay
Qeexid
(aayay, ayday) U a.: wax hore loosameeyey waqti dambe ka faa'ideysasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
ay
Qeexid
Magacuyaal yeele oo matala“iyada” ama “iyaga”. Tus. “Maryan Wiil aytiqiin ayay maanta suuqa ku aragtay”,“Wiilashu guri ay degganaayeen ayayaadeen”.
Qaabnaxweed & Naxwe
mu.dhm.y
mu (magacuyaal) — magacuyaal (pronoun)
Qeyb: naxwe
dhm (Dhimman) — Dhimman (clitic)
Qeyb: naxwe
y (yeele) — yeele (subject)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
asaasan
Qeexid
(-smay, -santay; -smi) Waxasaasan noqosho. Tus. “Dhismihii dugsigacusub weli ma asaasmin”. ld aasaasan1.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Labdhedig
(-santay)
Wadaag:
asaasan
Qeexid
Wax la asaasayahaansho. ld aasaasan2.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
asaasi
Qeexid
A. ah: wax cusub oo bilow ah;wax saldhig ah. ld aasaasi.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l.kh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
kh (Khabar) — Khabar (predicate)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
ay
Qeexid
(bot.) Eray badanaa lagu isticmaalodalalka Ustaraaliya, Niyuusilaand iyoMaraykanka oo lagu isticmaalo gobol aydaboosho jidhi; amase, waxaa laguisticmaalaa gobol dhiraysan oo aan loobannayn qodaal. Waxaa kaloo si dabacsanloogu isticmaalaa gobol kasta oo dugag ah ooaan loogu talaggelin qodaal.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
asaayo
Qeexid
ld asaaye.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
ay
Qeexid
Meel geedo badan leh; hawd.
Meel cidla ah oo aan la degganayn.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
asaaye
Qeexid
Ciqaab ka dhasha waxyeello horey laisu gaarsiiyey; godob. ld asaayo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
asaddah
Qeexid
(-dahay, -dahday; -dihi) Kibir awgii wax la kala-garanwaayid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Labdhedig
(-dahday)
Wadaag: