Qeexid

"ash fk. A. ma aha: ma fiicna."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ash oo kali ah:
  • Mas'uul u hadlay Ururka Al-shabaab ayaa isaguna sheegay inay dagaalkaas ku dileen 5-askari oo ka tirsan kuwa AMSIOM, ayna guulo ka gaareen, balse ma jirto cid madax-banaan oo xaqiijisay jirtaanka sheegashadan.
  • Balse waxa taa beeniyay oo Gaashaanka ku Dhuftay Dawladda Ciraaq oo sheegtay inaanay waxba ka jirin sheegashada xulafada.