[-shay, -shtay]
ash-ash2 hay
ash-ash2 htay
"Ka a.: waxdhadhankooda, urtooda ama muuqaalkoodaka yaqyaqsasho."
Wadaag:
ash fk. A. ma aha: ma fiicna.
Yaqyaqsi.
m.l
Biyo b. ka sii: biyo ku firdhin.
Dharbaaxo b. ka sii: si kedis ah dharbaaxo qof ugu dhufasho.
m.dh.sh
(-uumo, m.dh) ld aashuun.
Ka a.: roob da'ayameel dedan oo aan darooreyn ka gelid. ldasheero.
f.mg1
-rtay, -ratay
ld faas2.
f.g1
-shay, -shtay
Midab fardood ka kooban caddaaniyo casaan khafiif ah.