Qeexid
Qiritaanka in Ilaah mooye,Ilaah kale uusan jirin, Maxamedna (n.n.k.)nebigii uu soo direy yahay.
Qiritaanka in Ilaah mooye,Ilaah kale uusan jirin, Maxamedna (n.n.k.)nebigii uu soo direy yahay.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg3
Labdhedig: -aatay, -aadatay
Qeexid: In Ilaahmooye, Ilaah kale uusan jirin, Maxamedna(n.n.k.) nebigii uu soo diray yahay qirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Qiritaanka la qiro tawxiidka.
Qeexid Xigta: (-ooyin, m.l) Warqad caddayn ah oo la siiyo qof marxalad waxbarasho dhammaystay.
Qeexid Kale: Marqaati.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg ashahaado2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dadaal badan oo tacab loo galo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Hawl qabashadeeda tacab badan u gelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Busta madowga badan eesabuulka maseggada ku dhalata, badarkanamadowga ka dhigta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Marqaati-beenaale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg shahaad2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -aatay, -aadatay
Qeexid: (f.g) Dhaad ka xirasho (neef).
Qeexid Xigta: (f.g) Gabar doonid.
Qeexid Kale: (f.mg) Ku dh.: cid si kalsooni ah isugu hallayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg ash-ash2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]