Qeexid
"Qiritaanka in Ilaah mooye,Ilaah kale uusan jirin, Maxamedna (n.n.k.)nebigii uu soo direy yahay."
"Qiritaanka in Ilaah mooye,Ilaah kale uusan jirin, Maxamedna (n.n.k.)nebigii uu soo direy yahay."
Wadaag:
In Ilaahmooye, Ilaah kale uusan jirin, Maxamedna(n.n.k.) nebigii uu soo diray yahay qirid.
f.mg3
-aatay, -aadatay
Wadaag:
Qiritaanka la qiro tawxiidka.
(-ooyin, m.l) Warqad caddayn ah oo la siiyo qof marxalad waxbarasho dhammaystay.
Marqaati.
m.dh
Wadaag:
Hawl qabashadeeda tacab badan u gelid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Busta madowga badan eesabuulka maseggada ku dhalata, badarkanamadowga ka dhigta.
m.l
Wadaag: