Qeexid
"eeg asheeri."
"eeg asheeri."
Wadaag:
Roob da'aya, wax,meel dedan oo aan darooreyn ka gelin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ka a.: roob da'ayameel dedan oo aan darooreyn ka gelid. ldasheero.
f.mg1
-rtay, -ratay
Wadaag:
H. ah: gabdho in la guursado darteed isu raaca oo dalka u mara. ld heeran1.
m.l.kh
Wadaag:
A. ah: hilib jiir ah oo daliigodhaadheer oo dhuudhuuban laga dhigay.
m.l.kh
Wadaag:
(bot.) Geedgaab qodax qaroofan, miro kuwa mooska u eg leh oo iniinahooda la cuno, xabag macaanna leh.
m.l
Wadaag: