Qeexid
"eeg ashtakee. ld ashkatayn,astakayn."
"eeg ashtakee. ld ashkatayn,astakayn."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Eedsheegad af amaqoraal ah oo qof ku ooga cid, geeyanamaxkamad ama cid kale oo wax ka qabankarto arrintaas; dacwo. ld ashkato, astako.
m.dh
Wadaag:
Cid dacwo kuoogid. ld ashkatee, astakee.
f.g2
-keeyay, -kaysay
Wadaag:
Ashtako amadacwo oogid. ld ashkatoo, astakoo.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
(-no, m.dh) (kiim.) Koox ka tirsanhaydarokaarboonnada aan dheregsanayn;loona yaqaan sitayliinno. Waxay wadaagaannaanaysta guud ee C H-na waa abyoone.
m.l
Wadaag: