Qeexid

"Ashtako amadacwo oogid. ld ashkatoo, astakoo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ashtakoo oo kali ah:
  • Sidoo kale, weriyuhu wuxuu intaas ku daray in mar walba Soomaalida ku nool Koonfur Afrika ay noqdeen dad dhibaato u joog ah oo aanay jirin dowlad ama safaarad looga baqo oo arrintani uga ashtakoota dawladda Koonfur Afrika.
  • Dad reer Boorama ah oo Waayeel ah iyo Waalidiinta dhalinyaraduba, waxaad moodaysay in ay ka dambeeyaan waxa ay samaynayaan carruurtoodani, sababtoo ah marka la qab-qabto way u ashtakoodaan, iyagoo ku andacoonaya in aanay carruurtoodu Masaajidka ka bixin.