Qeexid
"(-uumo, m.dh) ld aashuun."
"(-uumo, m.dh) ld aashuun."
Wadaag:
(-uummo/-uunno, m.dh) Weeltebedda u eg, dhoobo ka samaysan oo biyahalagu shubto. ld ashuun.
m.l
Wadaag:
(-uumay, -uuntay; -uumi) Meel bugta dhacaan adag ka imaansho.
f.mg1
Wadaag:
Dhacaan adag oo meel bugta ka yimaada; malax, milil.
ld dhashuumid.
m.l
Wadaag:
Magacuyaalka qofka kowaad ooka kooban 'ani' iyo 'uun 3'.
mu.eb
Wadaag:
Ka a.: waxdhadhankooda, urtooda ama muuqaalkoodaka yaqyaqsasho.
f.mg1
-shay, -shtay
Wadaag: