Qeexid

"Dhibaato weyn cidku dhicid. “Inkaar baa asiibtay Cali”."

Qeexid Xigta

Arrin xalkeeda dhabta helid.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Ardaygii jawaabtii waa asiibay”. ld aseeb.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb