Qeexid
"eeg asiib. ld aseebid."
"eeg asiib. ld aseebid."
Wadaag:
Dhibaato weyn cidku dhicid. “Inkaar baa asiibtay Cali”.
Arrin xalkeeda dhabta helid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
asii xi. (nax.) 1. Erey lagu xiriiriyo laba weeraan xor ahayn; “oo”. Tus. “Haddaan lacagsiiyo asii diido, maxaan sameynayaa?” 2. Ereylagu xiriiriyo laba weer xor ah; “-na”. Tus.“Lagac baan siiyay asuu diiday”.
Wadaag:
Noociskudhis ah oo leh haydarojiin kunakalafurma biyaha oona saara ayoonno toganoo haydarojiin ah.
Aragtida lowri boronistidh ee asiidhada iyo beysyada(1923), waxay qeexiddaa hore u ballaadhisay,in asiidhu tahay borotoo.
m.l
Wadaag:
ld asali.
Dugsiga caruurta yaryaraadaabta iyo farta lagu baro inta aanaywaxbarashada rasmiga ah bilaabin.
m.l
Wadaag:
asiidha yuurig m.dh (baay.) Maxsuulkaburburka buriin ee garaadleyda shimbiraha,xammaaratada berriga iyo cayayaanka.Marka laga reebo garaadleyda, Maxsuulkaasbadankiisa waa la qashinsaaraa. Asiidhkayuurig waa ma milme, sidaa darteed, waxaloo saaraa adke ahaan, taas oo dhowrtabiyaha qiimaha u leh dhulka oomanaha ah. Asiidhka yuurig markay jidhka ku badatowaxay ku ururtaa kala goysyada dhareerkaleh taas oo ay ku keento xanuun.
Wadaag: