Qeexid

"Noociskudhis ah oo leh haydarojiin kunakalafurma biyaha oona saara ayoonno toganoo haydarojiin ah."

Qeexid Xigta

Aragtida lowri boronistidh ee asiidhada iyo beysyada(1923), waxay qeexiddaa hore u ballaadhisay,in asiidhu tahay borotoo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine