Qeexid

asiidha yuurig m.dh (baay.) Maxsuulkaburburka buriin ee garaadleyda shimbiraha,xammaaratada berriga iyo cayayaanka.Marka laga reebo garaadleyda, Maxsuulkaasbadankiisa waa la qashinsaaraa. Asiidhkayuurig waa ma milme, sidaa darteed, waxaloo saaraa adke ahaan, taas oo dhowrtabiyaha qiimaha u leh dhulka oomanaha ah. Asiidhka yuurig markay jidhka ku badatowaxay ku ururtaa kala goysyada dhareerkaleh taas oo ay ku keento xanuun.

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga asiidha oo kali ah:
  • Waxa ka mid ah wasakhowga hawada, wasakhowga biyaha, roobka asiidha leh, walxaha sunta ah, xaalufinta keymaha (deforestation), tafiir-go'a xayawaanka duurjoogta ah, nabaadguurka carada iyo kuwo kale oo badan.