Qeexid
"Qof aan ahayn shaqaalerasmi ah oo mararka qaarkood uu adeege kayahay isbitaal, xero militari iwm."
Qeexid Xigta
Qofaskari ahaan loo adeegsan jiray mararkaqaarkood miyiga wax ka qaban jiray.
"Qof aan ahayn shaqaalerasmi ah oo mararka qaarkood uu adeege kayahay isbitaal, xero militari iwm."
Qofaskari ahaan loo adeegsan jiray mararkaqaarkood miyiga wax ka qaban jiray.
Wadaag:
(-iyo, m.l) (c.nafl.) Naasleyda berriga ku nool midka ugu weyn oo leh gacan dheer oo uu ka neefsado, waxna ku laayo, labo-ilig waaweyn dhaadheer, qaali ah oo ka soo baxsan goomankiisa, iyo cago balballaaran oo aan faro lahayn oo ku nool Afrika iyo Hindiya.
m.l
Wadaag:
Qofciidanka dagaallama ka mid ah, welina aan xiddigo iyo alifyo midna la siin; dable.
Ciidan dagaallama guud ahaan (xiddigabaha lahaado). ld askar, caskari.
m.l
Wadaag:
Labada ilig ee dhaadheer ee maroodiga gafuurkiisa ka taagan.
m.l
Wadaag:
(f.g) Askari ka dhigid (qof).
(f.mg) Askari iskadhigid.
f.g
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Askari ahaansho. ldaskarinnimo, caskarinnimo, caskarnimo.
m.dh
Wadaag:
Geed dhirta yaryar ka mid ah oo mirihiisa ceeriinka lagu cuno.
Mirahageedka askaxa.
A. ka dhig: gumaadid. ldaskaax.
m.dh
Wadaag:
(-syo, m.dh) (baay.) Abla ablaynta qaarkeed waxay ka tirsanyihiinduulka loo yaqaan fasmaydiya (Phasmaidia),waxaanay leeyihiin af leh 3 ilaa 6 baabila.
m.l.u
Wadaag: