Qeexid

"Geed dhirta yaryar ka mid ah oo mirihiisa ceeriinka lagu cuno."

Qeexid Kale

A. ka dhig: gumaadid. ldaskaax.

Qeexid Xigta

Mirahageedka askaxa.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga askax oo kali ah:
  • Cabdiraxmaan Yaasiin ayaa goobta ka akhriyay talooyin ku wajahan qaybtiisa ku wajahan aqoonsi raadiska Somaliland oo uu sheegay in loo baahanyahay muruq, maskax iyo maal la geliyo ictiraaf raadiska Somaliland.
  • Sannadkii 1950-kii ayaa dunidu aad ugu hawlgashay soo saarka dawooyinka lagu daweeyo cudurada maskaxda, waxaana la soo saaray dawooyin badan oo wax weyn ka taray dhibaatooyin halisa oo ay xannuunada maskaxdu leeeyihiin.