Qeexid

"Beer lagu dhaqmo."

Qeexid Xigta

ldaslaaxid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aslaax oo kali ah:
  • Geelu waxa uu qayb weyn ka qaataa, heshiisiinta iyo aslaaxinta bulshada Soomaaliyeed.
  • Diblomaasiyiin Faransiisa ayaa muujiyey shaki ku aaddan inay Ciidammada Qarammada Midoobey nabad ka aslaaxin karaan Soomaaliya.