Qeexid
"Islaax ahaansho."
[-naa, -nayd]
aslaaxsan aa
aslaaxsan ayd
f.mg4"Islaax ahaansho."
Wadaag:
(f.g) Hagaajin;dhul in wax lagu beero u diyaarin.
(f.mg) Nabad ka a.: nabad dhax dhigid.
f.g
-xay, -xday
Wadaag:
Wax arwaaxayahaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax maax yeshay ahaansho (ceel).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax caano ku baaqdeen ahaansho (candho xoolaad).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Ku n./u n.: naag nikaax ku xiranyahay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax abaahin ubaahan ah ahaansho (hal).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax la fitaaxiyey ahaansho (xero). ld fataaxsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: