Qeexid

"aslan1 fk. Erey lagu adkeeyo diidmo. Tus.“Aslanba ha iga qaadin buugga”."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aslan oo kali ah:
  • Markaan soo koobo xidhiidhka uu Riyaale la sameeyey Geele wuxuu ka dhigan yahay “timir laf baa ku jirta,” Maadaama aanu dhamaan hawlgalka masuulkani waxaa hubantiya in qiimayntiisu ku aslan tahay sida ay u dhacaan dooroshooyinku.
  • Haatana, waxa uu sheegay in ay xal u raadinayaan oo ay doonayaan, kuwa eheladoodu joogto in ay ku wareejiyaan, haddii ay xaslan karaan.