Qeexid
Asal marsasho.
[-laday, -latay]
f.g3Asal marsasho.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld asali.
Qeexid Xigta: (-iyo, m.dh) Kuul cambarah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax la aslayahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg asal3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: aslan1 fk. Erey lagu adkeeyo diidmo. Tus.“Aslanba ha iga qaadin buugga”.
m.dh
Qeexid: Dhaqanwanaag; anshax.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: (f.g) Hagaajin;dhul in wax lagu beero u diyaarin.
Qeexid Xigta: (f.mg) Nabad ka a.: nabad dhax dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Beer lagu dhaqmo.
Qeexid Xigta: ldaslaaxid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Nabad ka a.:heshiisiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg aslo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]