"Dhaqanwanaag; anshax."
Wadaag:
Asluub uyeelid.
f.g2
-beeyay, -beysay
eeg asluubee.
m.f.dh
Asluublahaansho; edebeysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
eeg asluubeysan. ldasluubeysnaansho.
/dh ld asluubeysnaan.
m.l
Asal marsasho.
f.g3
-laday, -latay
ld asali.
(-iyo, m.dh) Kuul cambarah.
eeg asal3.