Qeexid

"(-ooyin, m.l) Duco gaar ah oo waxlagu habaaro."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga asmo oo kali ah:
  • Sida aynu ka dareennay buugga MA NAXE, arrintan iyada ah waxaba soo dhaweeyay Isticmaarka lafrarkiisa iyo dawladda Itoobiya oo labaduba sasmo ka qabay soomaalinimada markii horaba.
  • Aragtidayda, wuxuu ka mid ahaa, tiro ahaan, hal-abuurro bulshadeenna ku sii yaraanaya oo kulansaday hibada hal-abuurnimo iyo kasmo ballaaran oo hiddaha ummadda iyo af-soomaaliga ay u leeyihiin.