Qeexid
"Neef dheddigoo ida ah kudmo u baahasho. ld osol2."
[-oolay, -ooshay]
asool2 olay
asool2 oshay
f.mg1"Neef dheddigoo ida ah kudmo u baahasho. ld osol2."
Wadaag:
ld oslid. Baahida neef ida ah oodheddig u qabo kudmo.
A. ah: neefdheddig oo ida ah oo kudmo u baahan.
m.l
Wadaag:
Weel gocayaah xoolayn.
Guri dhisid.
f.g1
-oolay, -ooshay
Wadaag:
ld aal
Socod, geeddi iwm ka baaqasho. 2. Ka o.: wax helitaankooda ka quusasho.
f.mg1
-lay, -ooshay
Wadaag:
/dh Qolofta ama xididdada dhirtaqaarkood oo dhacaankeeda wax lagumagdeeyo ama lagu xooleeyo.
m.l
Wadaag:
Dareen xanuun leh oo dheddigga qabta marka ay umulayaan.
m.dh
Wadaag:
(-lal, m.l) (juqr.) Xarriiq dhigeed ama barka goobooyinka waaweyn midkood, goobooyinkaas oo mara cirifyada, badhahana xaglo quman u gooya; xarriiqaasi ma ahin goobo buuxda maxaa yeelay waxaa jira faraq 80 oo dhig ah iyo waqti 12 sacadood ah oo u dhexeeya labada badh ee goobooyinka waaweyn ee mara cirifyada.
m.l
Wadaag:
Suun ama xarig siriq u samayn.
Cid khayaameyn.
f.g1
-oolay, -ooshay
Wadaag: