Qeexid

"(-oobay, -ooday; -oobi) ld asqoo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga asqow oo kali ah:
  • Waxa se isa soo maqiiqaysa oo markiiba maskaxda ku soo dhacaysa arrinta ku saabsan asqowga iyo jahawareerka wararka Soomaalida dhex heehaabaa abuuraan waayadan dambe ee cilladdu badan tahay, isdiiddooyinkuna ku dhex negaadeen dadka Soomaalida.
  • Shirkaas oo laysu adeegsanayo beelo kooxo ku darid iyo kaambayn ku asqow, ayaa lagu soo waramay in ay kaaf iyo kala dheeri marayo marka loo eego waxa laga doonayo iyo waxa laga doodayo, iyo wakhtiga laga rabo.