Qeexid
Cilmi kutubta sixirka laga helooo loo adeegsado in dadka lagu waxyeeleeyo.
Qeexid Xigta
eeg sir.
Cilmi kutubta sixirka laga helooo loo adeegsado in dadka lagu waxyeeleeyo.
eeg sir.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: (-wyo, m.dh) Nin cilmigaasraarta yaqaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Naag cilmiga asraarta taqaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Muran wax jira lagu diidayo.
Qeexid Xigta: ld araarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Muran runta lagudiidayo samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Yaab weyn; amakaag.
Qeexid Xigta: ldashqaraarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Yaab weyn iyofajac la kulmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Orod degegsiinyo leh oo hadbadhan loo ordo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: (f.g) Meel ciriiriah xoog ku dhexmarid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Sidegdegsiinyo leh hadba dhan ugu ordid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh.w
Qeexid: eeg sicir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
w (wadar) - wadar (plural) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: (f.g) Alaab (aqaliwm) meel sare saarid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ka aa.: ciddakano gashay ka gudid.
Qeexid Kale: (f.mg) U aa.: cidqof laga dilay, ciddii dishey qof ka mid ahdilid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Libaax weyn oo lab.
Qeexid Xigta: Nin geesi ah.
Qeexid Kale: Aargoosad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Gogol caws ka samaysan oo dun lagu xardhay.
Qeexid Xigta: Dhismo kor u dheer oo dusha sare lagaga deday qoryo, caws iwm oo laga fuulo, bahalaha, qaniinka, kaneecada iwm.
Qeexid Kale: Qoryo, dhagxaan iwm oo la is dul saaray oo sallaan ahaan loo adeegsado. 4. Qoryo ceelka afkiisa lagu dadbo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Afo ninkeedii dhintay oo asaayloo saaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Afo ninkeedudhintay asaay u saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Guriga gudihiisa qaybta dambe ee saabaanka muhiimka ah la dhigto.
Qeexid Xigta: Sariir qoryo ka samaysan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax meel sare saarid.
Qeexid Xigta: Raar dhisid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld asaraar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: aaraa' m.dh.w eeg ra'yi.
m.dh.u
Qeexid: ld askari.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ro, m.l) Dhibaato ballaaran ooroob la'aani keentay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]