Qeexid
(-rro, m.dh) Awr badan oo iskuxiriirsan oo xamuul sida.
(-rro, m.dh) Awr badan oo iskuxiriirsan oo xamuul sida.
magac / noun
Lab / masculine
urur / collective
m.dh
Qeexid: (-aamo, m.l) (nax.) Curiyemuhim ah oo dhisa unugga ugu yar eehadalka; astaan afeed baa lagu magacaabaaxiriirka ka dhexeeya macnaha (nuxurkaereyga) iyo lafdiga (qaabka ereyga). “A.kooban”: hal erey ama in ka badan oo la sookoobo, badanaana waxaa la qaataa ereywaliba xarafkiisa ugu horreeya. Tus. “sh. =shilin, U.N. = United Nations”.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Maal badan yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-aamo, m.l) (daaw.) Tilmaancudur leeyahay ama isbeddel hab hawleedyojirka oo bukaanka laftigiisu dareemo. ld asto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: (-rro, m.dh) T. ah: qof maal ama hanti badan leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld ustaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-aamo, m.l) Summad. ld asto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld ajar1 (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Wax astaanu yeelid. ld astee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg astaamee. ld astayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (nax.) Astaamo lagu kalaqaybiyo hadal qoran sida: hakad, joogsi,kolmo, bilo, laba dhibcood iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qof dal durugsan aadaya.
Qeexid Xigta: ld haajirid. ld haayir1 (3).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Qof meeshii uu ku noolaa ka qaxid. ld haayir2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld astaamayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-riin/-rro, m.dh) Nin wax diintu xaaraantimaysay sameeya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) ld ashkato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Waxastaan loo yeelay ahaansho. ld astaysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld istaaqfurow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -day, -tay
Qeexid: ld ashtakoo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax hoos yiil kor u qaadid iyadoo la taagayo.
Qeexid Xigta: Wax socday joojin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -keeyay, -kaysay
Qeexid: ld ashtakee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]