Qeexid
"Wax astaanu yeelid. ld astee."
[-meeyay, -maysay]
astaame eeyay
astaame aysay
f.g2"Wax astaanu yeelid. ld astee."
Wadaag:
(nax.) Astaamo lagu kalaqaybiyo hadal qoran sida: hakad, joogsi,kolmo, bilo, laba dhibcood iwm.
m.dh
Wadaag:
(-aamo, m.l) (nax.) Curiyemuhim ah oo dhisa unugga ugu yar eehadalka; astaan afeed baa lagu magacaabaaxiriirka ka dhexeeya macnaha (nuxurkaereyga) iyo lafdiga (qaabka ereyga). “A.kooban”: hal erey ama in ka badan oo la sookoobo, badanaana waxaa la qaataa ereywaliba xarafkiisa ugu horreeya. Tus. “sh. =shilin, U.N. = United Nations”.
m.dh
Wadaag:
(-aamo, m.l) (daaw.) Tilmaancudur leeyahay ama isbeddel hab hawleedyojirka oo bukaanka laftigiisu dareemo. ld asto.
m.dh
Wadaag:
Waxastaan loo yeelay ahaansho. ld astaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-rro, m.dh) Awr badan oo iskuxiriirsan oo xamuul sida.
m.l.u
Wadaag:
ld astaamaysnaansho,astaysnaan, astaysnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
(f.g) Kab cid la dhicid.
(f.mg) Iyadoo cagaha iyo sacabbada laga shanqarinayo ciyaar dheelid.
(f.g) Jaamo ka dhigid: cad cad ka dhigid.
f.g
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Weel qori kasamaysan oo aan dabool lahayn oo lo'da iyogeela lagu maalo; haruub; doobi.
Wixiiwaxay arkaan iska raacaan.
m.l
Wadaag:
Wax raad ku reebid.
Wax cid khuseyn.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Geed laamo yeelasho.
Ilmo laan yar la dhicid.
f.mg2
-meeyay, -maysay
Wadaag: